Real Madrid Oo Saxiixa Gundogan Kula Tartami Doonta Kooxo Ingariis Ah.

Real Madrid ayaa kula dagaalami doona Arsenal iyo Manchester City saxiixa Ilkay Gundogan, sida ay ku waramayaan saxaafada Spain. Punto Pelota ayaa sheeganeysa in wakiillo ka socda Los Blancos inay xiriir la sameeyeen Borussia Dortmund oo ku aadan saxiixa 22 jirkaan khadka dhexe. Xiddiga Jarmalka ayaa go'aansaday inuusan qandaraaska u kordhinin kooxda ka dhisan Bundesliga [...] Read more about Real Madrid Oo Saxiixa Gundogan Kula Tartami Doonta Kooxo Ingariis Ah.