Roma Oo Hishiis La Gaartay Daafacii Udinese Ee Mehdi Benatia.

Xiddiga reer Morocco ee daafaca uga ciyaarayay kooxda Udinese ee Mehdi Benatia ayaa hishiis uu ugu wareegayo kooxda Roma la gaaray iyadoo hishiiskaas uu ku baxayo aduun gaaraya 10-milyan oo euro . Shabakada Sky Sports ayaa sheegtay in sedexda dhinac Roma , Udinese iyo laacibka ay gaareen hishiiska laacibkaasi xilli ciyaareedka dambe uu ugu ciyaarayo [...] Read more about Roma Oo Hishiis La Gaartay Daafacii Udinese Ee Mehdi Benatia.