Ronaldo Oo Shaki Geliyay Mustaqbalkiisa Real Madrid Wixii Ka Danbeeya Qandaraaskiisa Haatan.

Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu dhameysan doono qandaraaskiisa haatan ee kooxda Real Madrid islamarkaana uu hubin waxa dhici doona markaas iyo wixii ka danbeeya. Ciyaaryahanka reer Portugal ayaa wareysi dheer siiyay website-ka FIFA isagoo ka hadlay arimo badan, waxaana uu xaqiijiyay inuu doonayo inuu qandaraaskiisa Madrid dhameysto. Ronaldo ayaa lala xiriiriyay inuu ka tagayo Bernabeu [...] Read more about Ronaldo Oo Shaki Geliyay Mustaqbalkiisa Real Madrid Wixii Ka Danbeeya Qandaraaskiisa Haatan.