Sawiro: AC Milan Oo Shaacisay Qorshayaal Ay Ku Dhisanayaan Garoon Cusub Oo Qaada 48 Kun Taageerayaal Ah.

Kooxda weyn ee Talyaaniga AC Milan ayaa daboolka ka qaaday faahfaahin dheeri ah oo la xiriirta garoonkooda cusub, kaasoo ay sheegeen inuu noqon doono mid ka mid ah garoomada ugu hal abuurka fiican dunida. Milan ayaa dooneysa inay garoonkaan ka dhisto aaga magaalada ee Portello, waxaana ay si keli ah u lahaan doontaa garoon qaada [...] Read more about Sawiro: AC Milan Oo Shaacisay Qorshayaal Ay Ku Dhisanayaan Garoon Cusub Oo Qaada 48 Kun Taageerayaal Ah.