Sawiro: Gareth Bale, Marcelo & Benzema Oo Soo Bandhigay Maaliyada 3aad Ee Cusub Ee Real Madrid.

Real Madrid ayaa maanta soo bandhigtay maaliyadeeda cusub ee seddexaad ee xilli ciyaareedka, iyadoo xiddigooda cusub Gareth Bale uu ka mid ahaa xiddigaha soo bandhigay. Xiddigan 100ka milyan euro lagu soo iibsaday xagaagii ayaa maanta hortaagnaa kaamirooyinka isagoo soo bandhigayay maaliyada cusub ee Orange-da ah ee Real Madrid. Karim Benzema iyo Marcelo ayaa sidoo kale [...] Read more about Sawiro: Gareth Bale, Marcelo & Benzema Oo Soo Bandhigay Maaliyada 3aad Ee Cusub Ee Real Madrid.