Sawiro: Mesut Ozil Oo Markii Ugu Horeysay Yimid Kooxdiisa Cusub Arsenal.

In koox cusub la saldhigto waxa ay mar walba dhib ku noqotaa ciyaartoyda, laakiin hadii la qiimeynayo muuqaalada laga arkay Mesut Ozil si dhaqso ah ayuu u la qabsan doonaa Gunners, sidaasi waxaa tiri Daily Mail. Ozil ayaa ka soo laabtay ciyaaraha heerka caalami ee uu u ciyaarayay xulkiisa Jarmalka, waxaana uu markii ugu horeysay [...] Read more about Sawiro: Mesut Ozil Oo Markii Ugu Horeysay Yimid Kooxdiisa Cusub Arsenal.