SUUQA KALA IIBISGA: Juve Oo Noqatay Kooxdii 7AAD Ee Soo Gasha Tartanka Loogu Jiro Xiddiga 50 Milyan Ee Liverpool Raheem Sterling.

Raheem Sterling ayaa haatan noqday xiddig 50 milyan ginni diirada ugu saaran kooxda ku dhow hanashada horyaalka Serie A ee Juventus sida ay saaka qortay jariirada The Sun ee ka soo baxda dalka Ingariiska. Sida wargeyska uu sheegayo kooxda Talyaaniga ayaa banaanka soo dhigtay inay leedahay muruq dhaqaale oo ay kula tartanto kooxaha waa weyn [...] Read more about SUUQA KALA IIBISGA: Juve Oo Noqatay Kooxdii 7AAD Ee Soo Gasha Tartanka Loogu Jiro Xiddiga 50 Milyan Ee Liverpool Raheem Sterling.