TAARIIKH: Xaafadii Sheydaanka Ilaa Iyo Waqooyiga London Safarkii Ciyaareed Ee Alexis Sanchez. Taariikhda Kooban Ee Xiddiga Chile Iyo Arsenal.

1988 Waxa uu ku dhashay magaalada Tocopilla ee ku taala waqooyiga Chile, wuxuu kaga noolaa xaafad ay degan yihiin dadka fuqurada ah iyadoo xaafalada loo yaqiinay xaafadii sheydaanka. 1996 Waxa uu ka balanqaaday hoosyadii oo dhowr shaqo isku heysay oo ay ka mid aheyd inay meelaha nadiifiso iyo weliba inay kaluun iibiso inuu noqon doono [...] Read more about TAARIIKH: Xaafadii Sheydaanka Ilaa Iyo Waqooyiga London Safarkii Ciyaareed Ee Alexis Sanchez. Taariikhda Kooban Ee Xiddiga Chile Iyo Arsenal.