Waa Kuma Xiddiga Xilli Ciyaareedka Ee Real Madrid?

Guusha xilli ciyaareedka ee Real Madrid waxa ay ku xiran tahay hal kulan oo ugu danbeeya waana finalka Champions League. Kooxda Carlo Ancelotti waxa ay durbaba qaaday Copa del Rey, laakiin waxa ay ku guuldareysteen inay ku daraan La Liga taasoo la micno ah in Los Blancos ay cadaadis ugu jirto inay hanato La Decima [...] Read more about Waa Kuma Xiddiga Xilli Ciyaareedka Ee Real Madrid?