Warbixin: Shan Laacib Oo Doonaya Inay Katagaan Kooxda Chelsea Bisha Janaayo

Wargays kasoo baxa England ayaa soo saaray maqaal dheer oo uu uga hadlay laacibiinta usharaxan inay katagaan kooxda Chelsea marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaar toyda bisha janaayo. Give Me Sport ayaa cadeeyay inay jiraan laacibiin dareemaya dhibaatada kursiga kaydka iyagoon helin fursad ay ku ciyaaraan isagoo ciyaar yahan kasta uu doo naayo inuu [...] Read more about Warbixin: Shan Laacib Oo Doonaya Inay Katagaan Kooxda Chelsea Bisha Janaayo