Xiisaha Sterling, Hanashada Horyaalka, Caweyskii Ozil Iyo Waxyaabihii Kale Ee Uu Arsene Wenger Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa’id Ee Ka Hor Kulanka Liverpool.

Tababare Arsene Wenger ayaa soo hor fariistay saxaafada maanta sida caadiga aheyd, waxaana uu kala hadlayay arimo dhowr ah ka hor kulanka adag ee ay sabtida Emirates Stadium ku soo dhaweynayaan kooxda Liverpool. Waxaana uu tababaraha ku bilaabay inuu ka warbixiyo taam ahaanshaha qaar ka mid ah ciyaartoydiisa, isagoo yiri: Xiddigaha khadka dhexe Mikel Arteta, [...] Read more about Xiisaha Sterling, Hanashada Horyaalka, Caweyskii Ozil Iyo Waxyaabihii Kale Ee Uu Arsene Wenger Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa’id Ee Ka Hor Kulanka Liverpool.