Wasaarada Gaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa faah faahin ka bixisay howl gal xalay ka dhacay deegaanka Buulo Mareer, markii ciidamada sida gaarka u tababaran ay weerareen guri Al-Shabaab ku hayee
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay fuliyeen diyaarado qumaatiga u kaca oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo ciidamo Faransiis ah oo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa is bedel kooban ku sameeyay qaar ka tirsan wasaaradaha xukuumada, iyadoo xalay laga aqriyay shirka golaha wasiirada wasaaradaha is bedelka lagu sameeyay.
Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaadya in dowladaha Kenya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen inay qabsadaan gobolo ciidamadooda ay soo galeen, kadib markii dhowaan Madaxda labada dal ku kulmeen magaalada Nair