Ciidamo fara badan ayaa saaka lagu soo daadiyay xaafadaha magaalada Boosaaso, iyadoo laga cabsi qabo inay dhacaan rabshado looga soo horjeedo Maamulka Faroole, xilli maalinta berri ay ku eg tahay m
Afhayeenka Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay inay baabi’in doonaan maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Faroole, isagoo ku hanjabay in dhowaan deegaanada Puntland ay ka taagi doonaan calanka madow ee A
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Gedo, iyadoo dagaalada ay ku dhinteen in ka badan 20-meeyo ruux.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa wada dhaq dhaqaaqyadii u dambeeyay oo ay doonayaan inay ku qabsadaan degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyagoo gaaray deegaano ku dhow dhow.
Kooxo Hubeysan ayaa weerar qorsheysan waxay xalay ku qaadeen Hotel magaalada Boosaaso uu ka deganaa Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan iyo wasiiro kale, iyadoo warar kala duwan ay ka soo