Wararkii oo dhan

Ceelasha Buraan oo weli xooluhu ka cabayaan xili roobabkii dayrta bilowdeen(Daawo Sawirada)

Ceelasha Buraan ayaa waxaa weli xili waraabkii ku guda jira xoola dhaqatada kala duwan ee ku dhaqan Gobolada Sanaag iyo Hayland oo xiligan arigooda u soo aroortegayo ceelasha Buraan ee Ma guraanka


Soo Booqo Haylan diyo Doxooyinka Buraan ee biyuhu Jifaan(Daawo Sawirada)

Gobolka Hayland ee caasumadiisu tahay Magaalada Dhahar ayaa ah Gobol Khayraadka Dalka Hudon ku ah,Waxaana ku yaala Doxooyin Farabadan oo aan la soo koobikarin khayraadka dhex Cegaaga dhinaca Buurah


Buraannews oo heshay sababaha lo Ceyriye Cawke iyo Bishaaro Baando shaqadoodii Universal Tv

Wariye Axmed Xasan Cawke iyo Bishaaro Baando ayaa markii ugu horeeysay Warbaahinta u soo diray Video Clip-ka sababay in shaqadii Universal TV laga eryo kadib markii uu ka carooday Madaxweynaha Jibo


Hayland iyo Dalxiiskeeda

Gobolka Hayland ee Caasumadiisu tahay Magaalada Dhahar ayaa ah Gobol khayraadka Hodon ku ah marka la fiiriyo dhinacyada buuralayda Galmadow,Dhanka Dooxoyinka Sanaag ee Carmooyin,Xamur,Toga Jiifis i


Ra’iisul Wasaare Soomaaliya oo kula kulmay Ra’iisul Wasaare Turkiga Recep Tayyip Erdoğan”Daawo Sawirada”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan dheer la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Ra’iisul Wasaare Rejeb Tayyip Erdoğan, kulankaas oo intii uu socdey ay labada Mas’uul is


AU to add 3,000 more troops in Somalia

The African Union Mission for Somalia (AMISOM) is planning to beef up its troops to the Horn of African with 3,000 more before December this year, a senior AU official said on Wednesday.


Maamulka Somaliland oo ku dhaqaaqday wax aan laga fileen”Muqdisho oo laga yaabay”

Maamul goboleedka isku magacabay Somaliland aya maanta kudhaqaaqay arin aan laga fileen kadib markii magaalada muqdisho usoo direen Wafdi wada gar gaar lacag oo lagu taba rucaayo dadka abaaraha iyo


Ciidamada dowlada oo laga cabsi qabo in caawa kudagaalamaan Magaalada Dhooblay

Wararka caawa naga soo garaayo  degmada dhooblay ee gobolka Jubada hoose aya shegaya in laga cabsi qabo in caawa halkaas ku dagalamaan qaar katirsan ciidamada dowlada oo wada dhaq dhaqaaqyo ciidan