Wararkii oo dhan

Marwo Fowsiyo iyo William Hague oo kulmay

Raysul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqas


Garoon diyaaradeed oo Dhoobley looga dhisayo iskaa wax u qabso

Dhismaha garoon diyaaradeed oo lagu dhisayo si iskaa wax u qabso ah ayaa maanta ka billowday degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.


Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyada dowladda ee 2013

Kulan ay shalay isugu yimaadeen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyada ay


MSF oo ka walaacsan xaaladda qaxootiga Dhadhaab

Hay’adda dhaqaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF ayaa maanta walaac ka muujisay qaxootiga ku sii qulqulaya xeryaha


Soomaali oo ku dhintay shil ka dhacay duleedka caasimada Libya

Ilaa 20-ruux oo ah tahriibayaal u badnaa Soomaali ayaa ku geeriyootay shil baabuur ka dhacay meel ku dhow magaalada


Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday miisaaniyada dowladda 2013

Xidhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay diiday inay meel-mariyaan miisaaniyada ay xukuumaddu ku shaqeynay


Dooni ganacsi oo ku dagtay xeebaha Bari

Iyadoo roobab wata dabeylo laga soo sheegayo deegaanada gobolka Bari ee dhinaca xeebta ayaa dooni u rarneyd Ganacsa


Garoonka kubadda koleyga Ex-Luujino oo dib loo furay

Dayactir balaaran oo lagu sameeyay garoonka  1da Luulyo (Ex-Luujino) ee magaalada Muqdisho ayaa shalay dib xariga w


Dufaan Roobab oo la filayo inay ku dhufato deegaanno ka tirsan Soomaaliya

Shabakadda Accu-Weather oo ka faalloota saadaasha hawada caalamka oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa shaacis


Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaka u kicitimay Kampala

Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa Kenya ayaa saaka u am