Wararkii oo dhan

Xukuumada Sweden oo Ka Furanaysa Magaalada Hargeysa Xarun ay Dejiso Dadka Ay Qasabka ku Masaafurinayso & Maayerka Hargeysa & Wasiirka Qorsheynta oo imanaya Beri Sweden Si,ay Qalinka ugu Duugaan Heshiiskan Halistiisa Leh

SWEDEN(OWN)- Maayerka magaalada caasimada ah ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud caydiid (Soltelco) & wasiirka qorsheynta Somaliland Sacad Cali Shire & xoghayaha dowlada hoose & xildhibaano baarlamaanka


Kooxda Raaskaanbooni Oo Ciidamo Kenyan Ah Dalbaday

Kismaayo (OWN)-maamulka Raaskanbooni uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Islaam (Madoobe) ayaa ka codsaday Ciidamada Kenya ee kusugan Magaalada Kismaayo watana Magaca Ciidamada AMISOM in Magaalada Kismaayo Deg


Tacsi: Marxuumada Maryan Dalmar Cali oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

 

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Maayrirka


Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeyntan Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ka war bixiyey qorshe ay ku hir gelinayaan in Liisamada Wadista Gaadiidka ay ka dhigeen Laf Electronic ah

Hargeysa-(OWN) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeyntan Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa ka war bixiyey qorshe ay ku hir gelinayaan in Liisamada Wadista Gaadiidka ay ka dhigeen La


Dhiilladda Soomaaliya Iyo Dhawaaqa Xajiinta Leh Ee Dhaawacay Miiskii Wada Xaajoodka : Falllo

Hargyesa (OWN)-25 May 2013-kii Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr.


TACSI TIIRAANYO LEH

Ina-Li-Laahi Wa Ina Ileyhi-Raajucuun,Dhamaan Hawlwadeenadda iyo Shaqaalaha Bahda Saxansaxo Media Group waxay oo kala ah Tafadiraha Wareyska Saxansaxo Cali Cabdi Diiri (Nacnac)Guddoomiyaha Wargeyska


Ururka horumarinta haweenka ee (WAG) ayaa Tobabar ku saabsan kor-u-qaadka haweenka ku qabtay Hargeysa

Hargeysa (OWN)-Ururka Waddani ah ee WAG ee ka shaqeeya horumarinta haweenka ayaa in badan 250-xubnood oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada u qabtay tababar laba cisho socday.
Kulan kan oo


Tacsi : Xisbiga WADDANI

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga WADDANI Md Shiine m