Wararkii oo dhan

Maansada Qaswade


War dag dag ah :Qarax Xoogan oo haatan kadhacay Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho.


Kulan aad u weyn oo looga hadlaayay Xaaladda uu Dalka ku sugan yahay oo ka dhacay FINLAND+Sawiro

Kulan looga hadlayay xaalada uu haatan dalka somaliya marayo oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyada somaliyed ee ku dhaqan dalka filand ayaa lagu qabtay caasimada wadanka finland ee helsinki


Maamulka Khaatuma oo ka dhawaajiyay in Puntland iyo Somaliland ay ku heshiiyeen Burburinta Khaatuma State.

Maamulka Khaatuma State ayaa ku eedeeyay maamullada Puntland iyo Somaliland inay rabaan burburinta maamulka Khaatumo.


Ugaas Maxamed Bashiir oo sheegay in Dastuurka Qabyo Qoraalka maahee mid kale la-soo wado

Ugaas Maxamed Bashiir oo ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Soomaalida, ayaa wuxuu sheegay in Dastuurka Qabyo Qoraalka maahee la-soo wado mid kale oo kan ka duwan, isla-markaana wuxuu sheegay i


Dhaxal Sugihii Boqortooyada Saudi Arabia Oo Geeriyooday

 Idaacadda Sucuudiga ayaa gordhow sii deysay war sheegaya in uu geeriyooday dhaxal sugihii boqortooyada Sacuudiga Amiir Nayef bin Cabdul -Aziz Al Saud.


Goob ay ku sugnaayeen Saraakiisha Dowladda ee Degmada Afgooye oo uu nin isku qarxiyay

Nin watay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa wuxuu isku qarxiyay fariisimo ay Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ay ku lee-yihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.