Wararkii oo dhan

It is an honor to be here with you today. Let me take this opportunity to thank the People and the Government of Ethiopia for hosting this important 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD and the 50th Anniversary of the Africa

It is an honor to be here with you today.


Madaxweyne Obama ayaa sheegay in diyaaradaha Drones-ka ah ay isku difaacayaan

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee


Woolwich attack: police wait to question two suspects

Michael Adebolajo and second suspect remain too badly injured to be interviewed over death of Drummer Lee Rigby.


Qoys Carbeed oo Jilaaga Caanka ah ee Sharukh Khan ku kireystay $20,000 saacaddii(Daawo Video)

Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu dhashay wadanka Hindiay kana tirsan shirkada filimada ee Bollywood ayaa lagu soo kireystay aduun lacageed oo aad u fara badan si uu uga qayb galo ugan ciyaaro x


Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Art Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxa K Garaacaya(Daawo Sawirkan)

Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Arts ayaa soo saaray Sawir uu ku muujinayo Qaabka Ay Dowlada hada Jirta ee Madaxweyne Xasan Sheekh wax u wado.


Amnesty International – Annual Report 2013 (Khaatumo Regional State & Somalia)

In January 2012, the state of Khatumo Regional State was created, claiming to consist of Sool, Sanag and Ayn regions, and claiming affiliation with the Mogadishu-based government.


Wasiirada Arimaha Dibada oo Shaacisay in Shir weyn Lagu Qabanayo Muqadisho(Halkan Ka Dhagayso)

Wasiirada arimaha dibadda wadamada ku Bahoobay Urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa ku baaqay arinta Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka in


Banaan Bax Xoogan Ka Dhan Ah Ismaaciil Cumar Geele oo Ka Dhacay Dalka Jabuuti(Daawo Sawirada+Dhagayso)

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Dalka Jabuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka dhacay Qaybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Jabuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuti.


Hada Waxaan ahay 280 KG Waxaan Doonayaa Innaan Noqdo 500 KG(La Yaabka Aduunka)

Donna Simpson waa haweeney 2 caruur ah leh, waxa ayna mar walba jeceshahay in ay kaamiradaha aduunka ka dhex muuqato, Donna haatan waxey ku jirtaa buugaagta taariikhda ee lagu qoro rikoorada caalam


Dowlada Turkiga oo Shaacisay in ay Gidaar ka Dhisayso Xuduuda ay Siiriya la Wadaagto

Wasiirka ganacsiga, Xuduudaha iyo Kastamada ee dalka Turkiga Hayati Basidiji ayaa shaaca ka qaaday, in xukuumadiisu bilaabayso gidaar silig ka samaysan oo ay ka samayn doonto xuduuda dalkiisu la wa