Wararkii oo dhan

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi (Sawiro)

Bujumbura, April 13, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashi


Yaababka Aduuka ‘Isbayka Hawada Ma Ku ilmayn Kartaa’(Daawo Video Cajiib)

Qofka Marka uu Hawada sare saaran yahay  hadii Uu Ooyo maxuu dareemi doonaa Muuqaal cajiib ah Ilintiisana dhulka aanay gaareen.
Halkan Hoose Ka Daawo Video


Daawo Khaatumo Oo Si kulul Uga Hadashay Shirka Turkiga Iyo Cali Khaliif Hadal Culus Diray (Top Daawo Video)

Qaar kamida masuuliyiinta maamulka khaatumo oo uu kamid yahiin Ugaas C/laahi Ciise, Madaxwayne Biindhe & Prof-Cali Khaliif Galaydh ayaa si kulul uga hadlay shirka uga furmaya dalka turkiga Somalia


Xaafado Dagaal Xoogan oo Qosol Badani uu Dhexmaray uuna Duubay Nin Cadaan ah(Daawo Video Dagaal Qosol Badan)

Mararka Qaar ayaa waxaad la yaabaysaa sida ay caruurta soomalida ay isku dilaan, siiba marka ay xaafada gudahooda dagaal ku dhexmaro oo aysanba hubsan in xaafada lala dagan yahay oo wax kasta laga


Qodobada Ka Soobaxay Shirkii Turkiga Ee Ay Iskugu Yimaaden Dawladda Somalia iyo Maamulka Somalliland

Kadib shirkii dawladda Turkigu u abatay Dawladda Somalia iyo Maamulka Somaliland islamarkaana la iskugu keenyay M.weynah somalia iyo Hogaanka maamulka Somaliland.


Waa Dilaynaa Wariyihii Muuqaalka Gabar Ka Shiftay Sirta Gobolada Waqooyi u Soo Gudbisay Shacabka Soomaliyeed(Daawo Video)

Shuufada uu Ka Dhashay Maamulka  Axmed Siilaanyo Ayaa Wacad Ku Maray In ay Qaarijin doonaan Wariyihii Ku Dhiirada Soo Gudbinta Muuqaal Ay Necbaysteen oo Laga Duubay Gabar Sir Badan Ka haysay Taarii


Waa Maxay Amuuraha Daahsoon Ee Ku Ladhan Magaca Somaliland ??

Waa Maqaal la Baxay (Amuu


Xoraynta Laascaanood Waxaa soo Dedejiyey Abaal-marinta Dawladda Federaalku Siinayso Hitler (Siilaanyo) oo ka dhigan in Beelaha Soomaaliyeed ee waqooyiga Dalku Dagaallamaan

Waxaa la wada xusuustaa taariikhda in Hitler uu hoggaaminayey dagaalkii Nazi-ga Jarmalku ku doonayey inuu ku wada qabsado dunida.


Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Axmed Yuusuf Ciyoow oo Booqday Magaalayin Mashaariic Laga Fulinayo(Daawo Sawirada + Codkiis)

Guddoomiyaha gobolka Galgaduud Mudane Axmed Yuusuf Ciyoow oo safaro shaqo ku marayay maalmihii ugu danbeeyay degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo dowladda Soomaaliya Mashaariic ka fulinayso ayaa


No iPod allowed for terror suspect student

Judge rules that British undergraduate of Somali descent who is under a surveillance order can freely associate with fellow students.
The Guardian
Saturday, April 13, 2013