Dabley hubaysan ayaa weerar ku qaadday deegaan ka tirsan magaalada Kabul oo ay ku badan yihiin shaqaalaha ajnabiga ah ee gargaarka iyo xarumo dowladda.
Madaxweynayaasha waddamada IGAD ayaa magaalada Addis Ababa ku shirsan arrimaha ay ka wada hadlayaanna waxaa ka mid qadiyadda Jubaland oo lagu muransan yahay.
kaddib weerarkii lagu dilay askari ka tirsan ciidammada Britain degmo ku taal koofur bari ee magaalada London ayaa ra'iisal wasaaruhu heegay inaan argagixisada loo debci doonin.
Nin ayaa lagu dilay faas, laba kalena waxaa lagu toogtay xaafadda Woolwich ee Koofurta Barri ee London. Dowladda Britain ayaa lagu soo waramay in ay weerarkaa u tixgalineyso weerar agagixiso.