Xildhibaannada baarlamaanka ayaa dib uga laabtay maanta Mooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida uu ka sheegay fadhigii maanta ee baarlamaanka guddoomiyaha baarlamaanka Somaaliya, Prof.
Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay maanta howlgallo ay booliiska dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka wadaan Muqdisho, kuwasoo lagu soo qabqabtay dad badan oo dhallinyaro ah.
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka di
Urur-siyaasadeedka MIDNIMO oo kamid ah ururada siyaasadda ee Puntland ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay go’aankiisa ugu danbeeya ee ku aadan doorashada goleyaasha deegaanka ee lagu wado in dham