Garowe(Puntlandi.com):- Waxaa manta si rasmi ah dil toogasho ah loogu xukumay ragii dilay eebe ha u raxmadee Sheikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa Culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya.
Waxaa magaalada London ee cariga dalka Britain lagu qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen, shirkado iyo hey’ado Soomaaliyeed, kulankan waxaa abaabulkiisa iska kaashaday Rugta ganacsiga Puntla