akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada xuska munaasabada 50-guurada markii la aas-aasay ururka midowga Africa oo maanta lagu xusay magaalada A
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ugu horeyn soo hadal qaaday arrimo fara badan ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeyay sanad guurada 50-aad ee ka soo wareegtay xili
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweeyay war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadamada IGAD ee xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Addis Abab ee xarunta