Wararkii oo dhan

Munaasabad lagu xusayay 70-tan guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii ururkii SYL oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu maamuusayay 70-tan guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay ururkii gobanima doonka ahaa ee SYL ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.


R/wasaaraha oo dhalinyarada ugu hambalyeysay munaasabadda 15-ka May ee aas’aaska halgankii gobanimodoonka

Meey 15, 2013, Mogadishu… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo diiran u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed, asagoo ugu h


Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 15.5.2013


Ra’isulwasaare Saacid oo maanta magacaabay gudi kakooban labada gole oo ka shaqeeya arimaha Jubooyinka

May 15 2013, Muqdisho — Ra’isulwasaarha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku Soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo   xiriiriye tir


Ciidamada XDS oo howlgal dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay G/Gedo

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa qeybo badan oo gobolka Gedo ka tirsan ka wada howlgallo wadooyinka gobolkaasi looga sifeynayo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda argigixisada ah ee Al-shabaa


Qabanqaabada xuska maalinta dhalinyarada oo ka socota Muqdisho iyo gobolada kale ee dalka

Qabanqaabada Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo sidoo kale ku beegan sanad guurradii 70-aad ee kasoo wareegatay aas aaskii ururkii SYL ayaa ka soconaya meelo


15-ka May maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga dabaaldegayo dalka{Warbixin}

Dhalinyaradu waa lafdhabarka bulshada,  horumarka dal kastana waxa uu ku xiranyahay sida loo hormariyo aqoonta dhalinyaradiisa, xiliga dhalinyaranimada waa waqtiga ugu haboon ee qofka bani’aadamka


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga r


Ururrada Haweenka Puntland Oo Kulan Ay Uga Hadlayeen Kaalinta Ay Doorashada Ku Yeelan Karaan Ku Yeeshay Garoowe “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen wasaaradda haweenka Puntland iyo hay’adda UNDb, ayna kasoo qeyb galeen ururada haweenka Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe, kulankaas ayaa