Ciidamda xooga dalka soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka Al-shabaab maanta ka xureeyay oo kala wareegay deegnaano badan oo tirsan gobolka Shabelada ho
Madaxweynaha cusub ee maamul gobaleedka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in gogol nabadeed uu u dhigayo bulshada dagta gobalada dhexe, isagoo sidoo kalana ku baqaay in laga shaqeeyo amaanka.