Wararkii oo dhan

XUKUUMADII BURBURIN QARAN OO LAGAGA DHAWAAQAY MUQDISHO‏

Waxaa shalayto oo bishu ahayd 22/07/2011, lagaga dhawaaqay dhamaystirka dowladii muranka badani ka taagnaa, ee in mudo ahba la sugayey ku dhawaaqisteeda, taasoo qaybteedii hore


Kooxda Al-Shabab oo mar kale diiday in hay’adaha gargaarku cunto geeyaan dalka Soomaaliya.

Afhayeenka ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa gaashaanka ku dhuftay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay


Tahriibayaal Soomaali laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga oo laga soo dejiyay Muqdisho.

Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga oo gaaraya  Ilaa 60 qof ayaa maanta diyaarad waday waxa ay kasoo dagtay garoonka diyaaradaha ee magaalada


The Situation of the Somali Refugee’s in Hadarmout..Mukalla,Yemen.

Somali refugee’s situation  in Hadarmout province Mukalla yemen is deteriorating day after day as the country’s situation is worsening nowadays since the people’s


Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada

Arbaco, July 20, 2011(Maqaal.com) Nairobi,Kenya - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ayaa si rasmi ah u magacaabay golaha wasiirrada ee xukuumadda cusub.Golaha Wasiirrada*1-      *Mudane


Ururka G20 oo shir deg deg ah ka yeelanaya sidii loo kaalmayn lahaa Soomaalida abaarta ku habsatay.

Wasiirka arimaha dibada dalka faransiiska Alan jobe oo haatan dalkiisa hoggaanka u haya  Ururka  G20 ayaa sheegay  in wadamada xubnaha ka ah ururka ka codsadeen kana


Dagaal madaxtooyada Soomaaliya kudhex maray ciidamo kala taabacsan Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka.

Halkaan ka akhri Dagaal xoogan ayaa dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaalya, gaar ahaan ilaalada labada Shariif, iyadoona weriyayaashii halkaasi ku sugnaa


Ma run-baa in maanta lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirrada, mise wali waxaa jira khilaafkii u dhexeeyay Madaxda Dowladda KMG ah.

R/wasaaree C/wali ayaa la dhutinayo sidii uu u magacaabi lahaa Golaha wasiirrada xukuumaddiisa, waxaana loo sababeynayaa inay lug ku leeyihiin lada Shariif, sidaas awgee u


Ciidamada Burundi oo howlgal ka sameeyay deg. Hodan

Ciidamada Burundi ee howlaha nabad ilaalinta u joogo magaalada Muqdisho ayaa maanta howl-gal ka sameeyay furimaha degmada Hodan deegaanada, gaar ahaan xaafadaha


South Sudan Defies Africa´s Colonial Borders—Somaliland Accepts Them

While South Sudan redraws Africa´s colonial borders and eagerly creates new ones, Somaliland keeps its original boundaries intact and simply reverts to them. Yet these