Wararkii oo dhan

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Yugandha Dr. Crispus Kiyonga ayaa maanta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho iyadoo si heer sare ahna loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaraddaha Aadan-cadde Int. Airport.

Wasiirka iyo wefdigiisa ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey Ku-simaha Ra’iisul asaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise, waxayna kormeer ku tageen xerada cusub ee Barakacaya


Labada Xisbi Mucaarad Ee UDUB iyo UCID Oo Soo Saaray Baaq Wada Jira sheegayna in aan diiwaangelintii hore doorasho lagu geli karin

Shir aanu isugu nimi labada Xisbi Qaran ee UCID iyo UDUB, kaas oo aanu ku falanqaynay doorashooyinka inagu soo fool-ka leh iyo Diiwaan-gelintii la khasaariyey oo loogu talo galay in lagu


DHAKHAATIIRTA CUDURADA MAQAARKA IYO HARGEISA -I:Wq.Ceelaabe

DHAKHAATIIRTA CUDURADA MAQAARKA IYO HARGEISA -I


Goloha Wakiiladda Somaliland Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Ansixiyay Ajandaha Kal Fadhiga 16 Aad

Hargeysa (Ramadnews.com) 19-09-2011,  Kal Fadhigii 16aad ee Golaha Wakiilada Jamhuriyada Somaliland, Oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golohaasi Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro)


Is there a country called “Somalia”? A Widespread Misconception By Abdulaziz Al-Mutairi

The Somali inhabited areas at the horn of Africa was called ‘Somal’ and ‘Beri Somal’ by the Arab traders from Arabian Peninsula before the Europeans arrived.


Anigoo Ah Tahriibe Ku Sugan Libya, Fariin Baan U Dirayaa Kuwa Hada Ka Soo Tahriibaya Hargeysa , Waalida Ninkii Soo Maraa Laga Wareystaa

Anigoo Ah Tahriibe Ku Sugan Libya, Fariin Baan U Dirayaa Kuwa Hada Ka Soo Tahriibaya Hargeysa , Waalida Ninkii Soo Maraa Laga Wareystaa


Burburka Jaamacadda Hargeysa Yaa Masuul ka ah? Ma SIILAANYO?.. Qaybti I

Burburka Jaamacadda Hargeysa Yaa Masuul ka ah? Ma SIILAANYO?..   Qaybti I