Wararkii oo dhan

War-saxaafadeed Ay Wada Jir U Soo Saareen Xisbiga UDUB IYO Xisbiga UCID

Date: September 19, 2011

Ujeedo: Qoraal Wadajir ah


Ambassador Dr. Sacad Sheekh Cismaan Oo Ka Hadlay Aragtida Meles Zenawi Ee Aqoonsiga Somaliland iyo Siyaasadda arimaha Dibadda Ee Somaliland Kuna Tilmaamay Mid La Badhxay

Har


Madaxweynaha Somaliland Oo Goordhaweyd Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Hargeysa (udub) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayay oo muddo laba toddobaad ah booqasho  ugu maqnaa dalalka ETHIOPIA iyo Shiinaha ayaa abaaro 12-kii


War-saxafadeed Xisbiga UDUB

 
Ref: UDUB/XGK/F-2-1147                                    Date: 30 July 2011


Qabiilka- Qabyaalada Iyo Qaranka Qaybtii 1′aad by Mingiste

(Haddii Qaranka laga cowdo,ama loo cawdo Qabiil looma caban,lagamana cabanin,haddii qabiil laga cawdana Qaranka looma caban,wixii Qaran laga doonayo Qabiil ma bixiyo,wixii Qabiil laga doonayana Qar


Maareeyaha Total oo xabsiga loo taxaabay iyo Xildhibaano, Aqoonyahano, Madax-dhaqameedyo iyo Ganacsatada Gobolka Gabiley oo arinkaa ka hadlay

Hargeysa (UDUB)-Xubno iskugu jira  Xildhibaano, Aqoonyahano, Madaxdhaqamedyo iyo Ganacsato ayaa Xukumada Somaliland ugu baaqay in si Degdeg ah xoriyadiisa u soo Celiso, maareeyihii Shirkadda Total


Cambaareyn ka qayb galka Somaliland ee Shirka Kooxaha Soomaaliya uga furmay Nairobi-Kenya! by (Mingiste)

(waa niyad jab,bahdilka shacabka,waa keli talisnimo iyo burburin Somaliland howlaha ka socda Nairobi-Kenya)