Wararkii oo dhan

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish Xaaji yabarow ayaa daqiiqado ka hor loo magacaabay in uu dhex dhexaadiye ka noqdo cayaarta furitaanka tartanka


Isku-Aadka CECAFA Cup oo la beddelay, Elman oo qeyb halis ah gashay

Xafiiska xoghayaha guud ee ururka kubada cagta bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA Mr. Nicholas Musonye ayaa is badal ku sameeyay jadwalkii tartanka Cecafa Kagame


•DR. CALI CUSMAAN: AANU DIIRADDA SAARNO SIDII TARTAMADDA OLYMPIKADDA QAARADDA AFRIKA LOOGU QABAN LAHAA‏ +sawiro

Waxa dhawaan Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Georgia lagu qabtay shir ay soo qabanqaabisay ha’yada la yiraahdo AFRICA HERITAGE CENTERoo uu maamule ka yahay Safiirka lagu magacaabo


Saadaq Balotelli oo ay soo dalbtay koox caan ka ah Africa (Warbixin+Wareysi)

Kooxda heerka koowaad ee dalka Kenya AFC Leopards ayaa sheegtay in ay dooneyso Saadiq C/qaadir Maxamuud (Balotelli) oo ka tirsan kooxda Banaadir Sports Club iyo


Daniel Sturridge oo Ka Maqnaan Doono Kulanka England Iyo Brazil…

Weeraryahanka qaranka Ingiriska Daniel Sturridge ayaa ka maqnaan doono kulanka maalinta axada ah lagu wado inuu ka dhaco garoonka  Maracana Stadium ee dalka Brazil. Ciyaartan


horyaalkii Somali community cup Mombasa Kenya oo la soo afmeeray warbixin +sawiro

Horyaalkan  oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Isboortiga ee magaalo xeebeedka Mombasa ayaa sanadkan waxaa ka soo qeybgalay ilaa iyo 28 kooxood oo ka soo wada


Bahda Atlanta iyo bahdii naadiigii Muqdisho oo Tacsi diraya

Waxay Dhamaan asxaabtaan hoos ku qoran u tacsiyadeynayaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii ay ka geeriyoodeen Marxuum Muumin Maye Xaaji Maxamed(Muumin Yare) iyo Marxuum Dus oo


Tartankii 18-aad ee IAAF Day oo Muqdisho lagu qabtay + sawiro

Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa tartamo orodo ku maamuusay  maalinta IAAF Day ee 28-ka May,iyadoo u soo xaadireen madax katirsan Gudiga olombikada Soomaaliyed,Xiriirada,kala duwan iyo wasaaradda


Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo London Qado Sharaf ugu sameeyay guddoomiyaha Jabuuti

Wakiilka xaga maamulka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta u fadhiya dalka Ingiriiska ahna guddoomiyaha ururka White Star Association Dr Cabdi Colaad Raage ayaa hogaamiyay


Gudoon cusub oo loo doortay xiriirka kubadda koleyga Soomaaliyeed (Sawirro)

Congresskii 6-aad ee xiriirka kubadda koleyga ayaa lagu qabtay Muqdisho,iyadoo halkaasina goob jog ka ahaayeen Madax katirsan Gudiga Olombikada,wasaaradda Houmarinta adeega bulshada qeybta sportiga iy