Waxaa dhawaanahan soo if baxayey Qolyo sheeganaya Mucaarad oo u maleeyey Mucaaradnimada Aflagaaddo iyo Been Abuur, Bal aan is barno waa kuma Mucaarad. Mucaarad iyo Muxaafid Farqiga u dhaxeeya?
Madaxweynaha dowlada federaalka somalia ayaa waxa uu xalay kula hadlay magaalada Washington jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimada mareykanka iyo dad kale oo ka kala yimid gobolada dalka iyo Ca